Waxaa Si rasmiya u bilaabmay Casharadii Tababaradii kala duwanaa ee Mashruuca Kaas oo loo bilaabay 500 oo Dumar dhalinyaro ah u qaybsamaya Barashada 9 xirfadood .
Mashaariixda lagu taageerayo xirfad u samaynta Dhalinyada oo Dhabada isku soo haya waxa uu dugsigu mudnaanta ugu badan saarayaa in laga qaato ardayda xirfadaha dambe Ardaydii iska diiwaan gelisay Portalka Rajakaaba kuwaas oo aan ka mid noqon Kalkan .
Tirada Codsadayaasha oo 5 jibaar ku ahayd tirada la qaadanayey darteed . Waxa . Ardaykasta oo ka diiwaangashanaa waxa uu tixgelinta koowaad yeelan doonaa Kalalka Dambe ee soo socda. Haddii Alle idmo.
MAHADSANIDIIN