Asc. Dhamaan Ardayda Dugisiga Farsamada Gacanta Burco waxa la ogaysiinayaa inay Fasax yihiin; maalinta Sabtida oo ku beegan 02/May/2026 ; taas ah maalinta Shaqalaha Aduunka oo ku beegantay Jimco islamarkaana loo raray Sabtida.

Waxa waxbarashadu si rasmi ah usii socon doontaa maalinta Axadda 03/May2026.

Mahadsanidiin.